User:SAMAALE2023/sandbox

SOMALI. FARSHAXANKA MIDABBADA.

  1. Kusoo dhawoow furfurasho iyo falanqeeynta midabbada.

CMYK & RGB.


  1. Kusoo dhawoow furfurasho iyo falanqeeynta midabbada.

CMYK & RGB.


-hordhac yar hadii aan ka hormarino faalooyinka hoos ku qoran,cilmigaan kusaabsan MIDABBADA waa mid caruurta loogu dhigo dugsiyada. maqaalkeenan,kusaabsan Midabbada waa mid ku kooban 25 midab . iyagaas ayaan dhexdooda damaashaadi doonaa, tamashlo iyo dalxiis , hadba midab ayaan faaqidi doonaa, waana kuwii ugu caansanaa hadii midabbo magacyadooda lasoo hadalqaado, daawashada midabbada dadka weey ku indha-daraandaraan ,lkn inaga dawga aan kusoconay kama leexan doono, dawaada midabbada iskudaran waan ka ilaalinay. ku dheeraan meeyno faaqidaada si eeysan idhahaaga uga caajisin aqrinta qormada, waxaa intaas dheer KANI WAA CILMI CUSUB oo weli lagu dhigin FASALLADA FARSHAXANKA. waana cilmi qabyo ah, biloow ah, una baahan hormarin in eey ku sameeyaan macalimiinta FARSHAXANKA,SIIBA MACALIMIINTA ,TAQASUSKOODA YAHAY, SAAFIDA MIDABBADA & KALA SHAANDHEEYNTA QURUXDA,SIIBA MIDABBADA QURXOON.


-duruus ku cusub degelka soomalida. dun xariir ah baa ku dedneeyd, hadeer ayaa daaha laga rogayaa


ereyo somli ah laakiin duug ah ayaan adeegsan doonaa, soonooleeynta afka hooyo dartiis. afsoomaali sahlan, aadna ufudud adeegsigiisa ayaan aad xooga usaarnay. -tignolajiyad maqalkeda nagu cusub yahay ayaan miiska FARSHAXANKA so sareynaa qaabka ugu quruxda badan ee loogu adeesan karo MIDABBADA ayaan isla qaabeeyn doonaa . waxaa iga xusuusin ah qormadaan waxaa ka horeeysay maqaal dheer , kaasoo nedka aan soo gelinay cinwaankiisana ahaa . (#maqaal.wax walba oo ku saabsan MIDABADDA.) waxyaabo badan ayaan ku xusnay halkaas. aqriso isha soo mari hadii aadan waxba ka aqoonin midabbada.

============================= edit
  1. Maqaalkan kaga hadli meeyno arin ku saabsan

https://www.dirzon.com/Doc/Details/_%3ASOMALI%20BUUGA%20FARSHAXANKA%20FARTIISA

https://www.dirzon.com/Doc/Details/_%3A%23sooyaalka%20Soomaalida%20%26%20adeegsiga%20RINJIGA.