Kalluunka: Fish
Badda: Sea
Buluug:Blue
Cagaar: Green
Jaale: Yellow
Cadays: Beige
aabbe:father
aan adkeen:easy
adag:strong, difficult
alaabta guriga: furniture
alwaax:wood
Kow, labo, saddex, afar, shan, lix, toddoba,
Jirka: Body
Qaaddo: Spoon
Soo bax: Come out
Soo gal: Come in
Af: Mouth
Dheg:Ear
San:Nose
Guri:Home
Gaari: Car
Ma cuneysaa: Have you eat?
Quraac cun: Eat breakfast
Ma rabtaa in aad wax cuntid: Do you wan to eat?
Kala duwan: Different
Ma rabtaa in aad cabto: Do you want to drink
Anigu ma shaqeynayo maanta Shaqo: Work
Qaxwadaada: Coffee on you!
Kac: Ge t up
Ma fiican tahay: Are you good?
Waan fiicanahay: I am good
Magacaa: What is your name?
Seetahay: How are you?
Subax wanagsan: Good morning!
Maxaa sameeneysaa: What are you doing?
Waan shaqeynayaa: I am working!
La soco: Keep up
Anigu ma fahmo: I don't understand
Adiga: You
Koobka: Cup
Kabo: Shoe
Waqti: Time
Waa fiicanahay: I am fine
Meesha aad tahay: Where are you?
Waa maxay waqtiga: What is the time?
Waan gaajoonayaa: I am hungry
Wanaagsan: Good