Talk:Somali National University

Latest comment: 8 months ago by 102.68.16.77 in topic Diploma sare

Past edit

Umda University 192.145.175.137 (talk) 06:26, 19 December 2022 (UTC)Reply

Waxaan donayaa waxbarasho edit

waxaan ahay arday soomaaliyeed waaxn kasoo baxay dugsiga sare waxaan doonayaa inaan waxbarashadeyda horay usiiwato Aabahay ma noola sidokale haayadey lama jogo sidaa darted waxaan la jogaa wallashey illaa heerkaan aan kaso gaaro ayada ayaa igarab taagneed hadana waxa ay diyaar utahay ineey isii garab taagnaato intiiba ay awoodo waxaan doonayaa inaan kuso biiro "JAAMACADA UMMADDA SOOMAALIYEED" sidokale waxaan donayaa inaan barto kuliyada aan jeclahay ee ah "ACCOUNTING AND FINANCE" waxaan maamulaha jaamacada iyo dhamaan wasaarada waxbarashada ka codsanayaa ineey i aqbalaan insha allah waana rajeynaa taas

   "Assalamu callaykum" 197.220.84.62 (talk) 09:35, 6 July 2023 (UTC)Reply

Diploma sare edit

Waxaan doonayaa diploma sare oo Ingiriisi ah weliba aan ku qaadan karo si online ah muddo aan ka badneyn ama u dhaw sanad ku dhamaanee hadii ay macquul tahay yacni arday isku xiran la heli karo insha'allah. 102.68.16.77 (talk) 13:14, 9 September 2023 (UTC)Reply