Talk:New history

Latest comment: 2 years ago by 102.141.196.149 in topic Waa kuma mohamed cadaawe mohamed.

Untitled edit

In English "new history" refers to a movement in early 20th century. So I redirected to the French terminology and will add a disambig page here. Rjensen (talk) 18:41, 20 July 2011 (UTC)Reply

Waa kuma mohamed cadaawe mohamed. edit

Kani waa Mohamed Caddawe Mohamed waxa uu kudhashay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb Sanadkii 1999 kii , Dugsigiisa Hoose, Dhaxe iyo Sare intaba waxa uu kaga baxay School ka Golden ee Magaalada Muqdusho , Sidoo kale wax barashada heerkeeeda koobaada wuxuu ku dhamaystay Jaamacadda Daaru-Salaam University kulliyadda Xanaanada Xoolaha .

                      Wax Qabadka Mohamed 

Waa mu Alifkii sameeyay Buugi dhaqashada ARIGA iyo IDAHA horaantii sanaadkan aan ku guda jirno .

Sidoo kale waxa uu sameeyay meel lagu xanaaneeyo Doorada iyo jiiljilaha oo leh wax soo saar la taaban karo oo miro dhashay .

Hada waxa uu sameeyay Mashin ama qalab siinaayo Dadka Oxygyen oo macmal ah《Ventilator》 Mashiinka Neefsashada oo wiliba la taagan yahay xiligii loogu baahida badnaay, anagoo og in maantay bulsha badan oo Soomaaliyeed ee la il daran yihiin cudurka dilaagaa ee Corona-Virus una dhinteen Qalabkaas la'aantiis .

Moxamed oo ah wiil dhalin yaro ah oo leh maskax Nadiif ah iyo Damiir bini,aadanimo ayaa ku dhiiiraday inow sameeyo qalab dadkaas lagu caawiyo wiliba asagoon heysan wax saacidaad ah iyo wax agab ah ee uu ku soo saaro Meshinkaas iyo wax lamid ah .

15 ka May waa maalintii dhalinyarada , waa maalin lagu dhiiri-galiyo dhilnta kooda wax qabad fiican layimaado , lkn waxaa Nasiib dara ah in Mohamed looga yeeri waayo oo loo quuri waayo ugu yaraan Mahadsanid oo kali ah , Mas'uuliyiin iyo wax garad , Cumilmo iyo Cuqaal intaba Dowrkoodii mahaayo Mohamed .

Ilaaheey Garashada iyo Garaadka hakuu siyaado , Abaalka aad mudantahayna Allaha garawsiiyo kuwa iska indha tiraa .

Bashiir Baarbe 102.141.196.149 (talk) 21:38, 3 February 2022 (UTC)Reply