Untitled edit

magacay waailyaas abdirahmaan farah waxaan ku dhashay magalada ceel buh oo ah magaalo katirsan gobolka sanaag waxaan dhashay sanadii 1992 waxaan wax ku soo bartay magaalada boosaaso ee casimada Gbolka bari waxaan halkaa kaga baxay dugsiga sare ee boosaaso puplic secoundry school sanadkii 2008dii waxaan jamac u aday dalka kenya halkaas oo aan ka soo qaday shahadada heerka koowad becholar digree puplic helth khaasatan envormental helth waxaan ka soo qalan jebiyey sanadii 2012 waxan kasoo shaqeeye hayada DRC UNHCR iyo weliba wasaarada caafimaadka ee putland waxaan usoo haajiray sanadii 2014kii wadanka finland oo aan hada kunoolahay waxaan hada daraaseeyaa arimaha qaxootiga