dhagah madow

edit

magalada dhagaxmadow waa degmo ku taala deganka somalida ee Ethiopia

waxaa ay hoos tagtaa magalada qadiimiga ah ee dhagax buur

waa mel ku fiican beerista iyo dagalaga beraha

dadka meshaas daga waxay u badan yihin beeralay iyo xoolo dhaqato